Samuu'eel Kowaad 4:7 ~ 撒 母 耳 記 上 4:7

picture

O o reer Falastiinna way cabsadeen, oo waxay yidhaahdeen, Ilaah baa xeradii soo galay. Oo haddana waxay yidhaahdeen, Hoog baa inagu dhacay! Waayo, hadda ka hor waxan oo kale lama arag.


非 利 士 人 就 懼 怕 起 來 , 說 : 有 神 到 了 他 們 營 中 ; 又 說 : 我 們 有 禍 了 ! 向 來 不 曾 有 這 樣 的 事 。

Continue reading Report error