O o markay dadkii xeradii yimaadeen ayay odayaashii reer binu Israa'iil yidhaahdeen, Maanta maxaa Rabbigu inoogu laayay reer Falastiin hortooda? Haddaba sanduuqii axdiga Rabbiga aynu Shiiloh ka soo qaadanno oo dhexdeenna ha yimaado, inuu inaga badbaadiyo gacanta cadaawayaasheenna.
فانسَحَبَ بَقِيَّةُ جُنُودِ بَنِي إسْرائِيلَ إلَى مُعَسكَرِهِمْ. وَسَألَ شُيُوخُ إسْرائِيلَ: «لِماذا سَمَحَ اللهُ بِأنْ نَنهَزِمَ أمام الفِلِسْطِيِّينَ؟ فَلْنُحضِرْ صُنْدُوقَ عَهدِ اللهِ مِنْ شِيلُوهَ. وَلْنُدخِلْهُ مَعَنا إلَى المَعرَكَةِ فَيُخَلِّصَنا مِنْ أعْدائِنا.»
Continue reading Report error