O o markuu yimid, bal eeg, Ceelii wuxuu ku fadhiyey kursigiisii waddada dhankeeda yiil, isagoo wax fiirinaya; waayo, qalbigiisu wuxuu u dhibbanaa sanduuqii Ilaah aawadiis. Oo markii ninkii soo galay magaaladii, oo uu u warramay, ayaa magaaladii oo dhammu qaylisay.
And when he came, behold, Eli was sitting upon the seat by the way-side watching; for his heart trembled for the ark of God. And the man came to tell it in the city, and all the city cried out.
Continue reading Report error