Samuu'eel Kowaad 31:6 ~ 1 Samuel 31:6

picture

S idaas daraaddeed maalintaas waxaa wada dhintay Saa'uul, iyo saddexdiisii wiil, iyo kii hubka u siday, iyo raggiisii oo dhan.


So Saul died, and his three sons, and his armor bearer, and all his men, that same day together.

Continue reading Report error