Samuu'eel Kowaad 31:4 ~ 撒 母 耳 記 上 31:4

picture

M arkaasaa Saa'uul wuxuu kii hubka u siday ku yidhi, War seeftaada la soo bax oo iga mudhbixi, waaba intaasoo buuryoqabyadanu yimaadaan oo ay intay seef iga mudhbixiyaan i caayaane. Laakiinse kii hubka u siday wuu diiday, waayo, aad buu u cabsaday. Sidaas daraaddeed Saa'uul wuxuu qaatay seeftiisii, markaasuu ku dul dhacay.


就 吩 咐 拿 他 兵 器 的 人 说 : 你 拔 出 刀 来 , 将 我 刺 死 , 免 得 那 些 未 受 割 礼 的 人 来 刺 我 , 凌 辱 我 。 但 拿 兵 器 的 人 甚 惧 怕 , 不 肯 刺 他 ; 扫 罗 就 自 己 伏 在 刀 上 死 了 。

Continue reading Report error