Samuu'eel Kowaad 31:12 ~ 1 Samuel 31:12

picture

w axaa kacay raggii xoogga lahaa oo dhan, oo habeenkii oo dhan ayay sii guuraynayeen, markaasay Beytshaan derbigiisii ka soo qaadeen Saa'uul meydkiisii iyo meydadkii wiilashiisa, kolkaasay yimaadeen Yaabeesh, oo halkaasay ku gubeen.


toţi vitejii s'au sculat, au mers toată noaptea şi au luat de pe zidurile Bet-Şanului trupul lui Saul şi trupurile fiilor lui. Apoi s'au întors la Iabes, unde le-au ars;

Continue reading Report error