Samuu'eel Kowaad 30:6 ~ 撒 母 耳 記 上 30:6

picture

O o Daa'uudna aad buu u dhibtooday, waayo, dadku waxay ku wada hadleen inay dhagxiyaan, maxaa yeelay, dadkii wuxuu u wada calool xumaaday nin waluba wiilashiisii iyo gabdhihiisii, laakiinse Daa'uud wuxuu isku sii dhiirriyey Rabbiga Ilaahiisa ah.


大 衛 甚 是 焦 急 , 因 眾 人 為 自 己 的 兒 女 苦 惱 , 說 : 要 用 石 頭 打 死 他 。 大 衛 卻 倚 靠 耶 和 華 ─ 他 的 神 , 心 裡 堅 固 。

Continue reading Report error