Samuu'eel Kowaad 30:26 ~ 1-я Царств 30:26

picture

O o Daa'uudna markuu Siiqlag yimid ayuu boolidii qaarkeed odayaashii dalkii Yahuudah u diray, iyo xataa saaxiibbadiis, oo wuxuu ku yidhi, Bal eega, tanu waa hadiyad ka mid ah boolidii aan cadaawayaashii Rabbiga ka soo dhacay,


И пришел Давид в Секелаг и послал из добычи к старейшинам Иудиным, друзьям своим, говоря: 'вот вам подарок из добычи, у врагов Господних', --

Continue reading Report error