M arkaasaa Daa'uud wuxuu yidhi, Walaalahayow, waa inaydnaan saas ku samayn wixii Rabbigu ina siiyey, kaasoo ah kii ina badbaadiyey, oo weliba inoo soo gacangeliyey colkii ina soo weeraray.
Dar David a zis:,, Să nu faceţi aşa, fraţilor, cu ce ne -a dat Domnul; căci El ne -a păzit şi a dat în mînile noastre ceata care venise împotriva noastră.
Continue reading Report error