Samuu'eel Kowaad 30:13 ~ 1 Самуїлова 30:13

picture

M arkaasaa Daa'uud wuxuu ku yidhi, War yaa ku leh? Oo xaggee baad ka timid? Isna wuxuu yidhi, Waxaan ahay nin dhallinyar oo Masri ah, oo addoon baan u ahay mid reer Camaaleq ah. Sayidkaygii baa iga tegey, maxaa yeelay, saddex maalmood ka hor ayaan bukooday.


І запитав його Давид: Чий ти та звідкіля ти? А той відказав: Я єгипетський юнак, раб амаликитянина. Та покинув мене пан мій, бо я захворів три дні тому.

Continue reading Report error