S idaas daraaddeed Ceelii wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Tag oo iska jiifso, oo waxay ahaan doontaa, hadduu kuu yeedho inaad ku tidhaahdid, Rabbiyow ila hadal, waayo anoo addoonkaaga ah waan ku maqlayaaye. Sidaas aawadeed Samuu'eel waa tegey oo meeshiisuu jiifsaday.
因 此 以 利 對 撒 母 耳 說 : 你 仍 去 睡 罷 ; 若 再 呼 喚 你 , 你 就 說 : 耶 和 華 啊 , 請 說 , 僕 人 敬 聽 ! 撒 母 耳 就 去 , 仍 睡 在 原 處 。
Continue reading Report error