O o Samuu'eelna wuu koray, Rabbiguna waa la jiray isaga, oo uma oggolaan in erayadiisii midna dhulka ku dhaco.
¶ And Samuel grew, and the LORD was with him and did not let any of his words fall to the ground.