M arkaasuu ku yidhi, Waxa Rabbigu kuu sheegay waa maxay? Waan ku baryayaaye, ha iga qarin. Ilaah ha kugu sameeyo waxaas iyo wax ka sii daranba, haddii aad iga qarisid innaba wixii uu kuu sheegay oo dhan.
− Что Он сказал тебе? − спросил Илий. − Не скрывай от меня. Бог сурово накажет тебя, если ты скроешь от меня что-либо из того, что Он сказал тебе.
Continue reading Report error