M arkaasaa Rabbigu u yimid, oo ag istaagay, oo sidii mararkii kale ayuu u yeedhay oo ku yidhi, Samuu'eelow, Samuu'eelow. Markaasaa Samuu'eel wuxuu yidhi, Ila hadal, waayo, anoo addoonkaaga ah waan ku maqlayaaye.
Y vino Jehová y se paró, y llamó como las otras veces:!! Samuel, Samuel! Entonces Samuel dijo: Habla, porque tu siervo oye.
Continue reading Report error