D abadeedna waxay soo hor dhigtay Saa'uul iyo addoommadiisii, wayna cuneen. Kolkaasay kaceen, oo isla habeenkii bay tageen.
и предложила Саулу и слугам его, и они поели, и встали, и ушли в ту же ночь.