M arkaasaa boqorkii wuxuu ku yidhi, Ha cabsan ee maxaad aragtaa? Naagtiina waxay Saa'uul ku tidhi, Waxaan arkaa ilaahyo dhulka ka soo baxaya.
王 對 婦 人 說 : 不 要 懼 怕 , 你 看 見 了 甚 麼 呢 ? 婦 人 對 掃 羅 說 : 我 看 見 有 神 從 地 裡 上 來 。