O o naagtii markay Samuu'eel aragtay ayay cod weyn ku qaylisay, oo Saa'uul la hadashay oo tidhi, War maxaad ii khiyaanaysay? Waayo, Saa'uul baad tahay.
妇 人 看 见 撒 母 耳 , 就 大 声 呼 叫 , 对 扫 罗 说 : 你 是 扫 罗 , 为 甚 麽 欺 哄 我 呢 ?