D abadeedna naagtii waxay tidhi, Haddaba yaan kuu soo kiciyaa? Wuxuu isna ku yidhi, Samuu'eel ii soo kici.
Then the woman said, Whom shall I bring up unto thee? And he said, Bring me up Samuel.