M arkaasaa Daa'uud iyo raggiisii u keceen inay weeraraan reer Geshuur, iyo reer Geser, iyo reer Camaaleq, waayo, quruumahaas ayaa waagii hore dalka degganaa, oo waxay degganaayeen ilaa Shuur iyo xataa tan iyo dalka Masar.
¶ And David and his men went up and invaded the Geshurites and the Gezrites and the Amalekites, for these had inhabited the land for a long time, from as thou goest unto Shur even unto the land of Egypt.
Continue reading Report error