Samuu'eel Kowaad 27:11 ~ 撒 母 耳 記 上 27:11

picture

O o Daa'uudna nolol kuma uu dayn nin iyo naag toona, inuu Gad keeno aawadeed, waayo, wuxuu isyidhi, Waaba intaasoo ay inagu sheekaystaan oo yidhaahdaan, Daa'uud saasuu yeelay, caadadiisuna saasay ahayd intuu duurka reer Falastiin degganaa oo dhan.


無 論 男 女 , 大 衛 沒 有 留 下 一 個 帶 到 迦 特 來 。 他 說 : 恐 怕 他 們 將 我 們 的 事 告 訴 人 , 說 大 衛 住 在 非 利 士 地 的 時 候 常 常 這 樣 行 。

Continue reading Report error