Samuu'eel Kowaad 26:6 ~ 1 Царе 26:6

picture

M arkaasaa Daa'uud jawaabay oo ku yidhi kii reer Xeed oo Axiimeleg ahaa iyo Abiishay oo ay Seruuyaah dhashay, oo Yoo'aabna walaalkiis ahaa, oo wuxuu ku yidhi, Yaa ii raacaya Saa'uul xeraduu joogo? Kolkaasaa Abiishay ku yidhi, anaa ku raacaya.


Тогава Давид каза на хета Ахимелех и на Ависей, Саруиния син, Йоавовия брат: Кой ще дойде с мене при Саул в стана? И Ависей отговори: Аз ще дойда с теб.

Continue reading Report error