Samuu'eel Kowaad 26:5 ~ ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻷﻭﻝ 26:5

picture

M arkaasaa Daa'uud soo kacay oo yimid meeshii Saa'uul degay, oo Daa'uud wuxuu arkay meeshii Saa'uul jiifay, isaga iyo Abneer ina Neer oo ahaa sirkaalkii ciidankiisa, oo Saa'uulna wuxuu jiifay meeshii gaadhifardoodku joogay dhexdeeda, oo dadkuna hareerihiisay degeen.


ثُمَّ ذَهَبَ داوُدُ إلَى حَيثُ عَسْكَرَ شاوُلُ. فَرَأى أينَ كانَ شاوُلُ وَأبْنَيْرُ، قائِدُ الجَيشِ، نائِمَينِ. فَكانَ شاوُلُ نائِماً فِي وَسَطِ دائِرَةٍ مِنْ رِجالٍ مُحِيطِينَ بِهِ.

Continue reading Report error