Samuu'eel Kowaad 26:25 ~ 撒 母 耳 記 上 26:25

picture

M arkaasaa Saa'uul wuxuu Daa'uud ku yidhi, Wiilkaygii Daa'uudow, waad barakaysan tahay. Hubaal xoog baad yeelan doontaa, waadna guulaysan doontaa. Dabadeedna Daa'uud waa iska tegey, Saa'uulna meeshiisuu ku noqday.


掃 羅 對 大 衛 說 : 我 兒 大 衛 , 願 你 得 福 ! 你 必 做 大 事 , 也 必 得 勝 。 於 是 大 衛 起 行 , 掃 羅 回 他 的 本 處 去 了 。

Continue reading Report error