O o Rabbiguna nin walba wuu ka abaalmarin doonaa xaqnimadiisa iyo aaminnimadiisa, waayo, Rabbigu maanta gacantayduu kugu soo riday, aniguse ma aan doonaynin inaan gacantayda u qaado Rabbiga kiisa subkan.
The LORD render to each one his righteousness and his faithfulness, for the LORD delivered thee into my hand today, but I would not stretch forth my hand against the LORD’s anointed.
Continue reading Report error