Samuu'eel Kowaad 26:22 ~ 1 Samuel 26:22

picture

M arkaasaa Daa'uud ugu jawaabay, Boqorow, waa kan warankaagii! Haddaba ragga dhallinyarada ah midkood ha u yimaado oo ha kuu qaado.


And David answered and said, Behold the king’s spear! Let one of the servants come over and take it.

Continue reading Report error