M arkaasaa Saa'uul wuxuu yidhi, Waan dembaabay, wiilkaygii Daa'uudow, iska noqo, waayo, anigu mar dambe wax ku yeeli maayo, maxaa yeelay, maanta naftaydu qaali bay kula noqotay. Bal eeg, waan nacasoobay oo aad iyo aad baan u qaldamay.
Тогава рече Саул: Съгреших; върни се, чадо мое, Давиде; защото няма вече да ти сторя зло, понеже животът ми беше днес скъпоценен пред очите ти; ето, безумие сторих и направих голяма погрешка.
Continue reading Report error