Samuu'eel Kowaad 26:20 ~ 1 Samuel 26:20

picture

H addaba sidaas daraaddeed dhiiggaygu yuusan ku daadan meel Rabbiga hortiisa ka fog, waayo, boqorkii reer binu Israa'iilow, waxaad u soo baxday si aad tagfi u doondoonto, oo waa sidii mid buuraha digaagduur ka ugaadhsanaya.


Oh! să nu-mi cadă sîngele pe pămînt departe de Faţa Domnului! Căci împăratul lui Israel a pornit să mă caute ca pe un purice, cum ar urmări o potîrniche în munţi.``

Continue reading Report error