M arkaasaa Saa'uul gartay Daa'uud codkiisii oo yidhi, Wiilkaygii Daa'uudow, kaasu ma codkaagii baa? Oo Daa'uudna wuxuu yidhi, Haah, kanu waa codkaygii, boqorow sayidkaygiiyow.
Then Saul knew David’s voice, and said, “ Is that your voice, my son David?” David said, “ It is my voice, my lord, O king.”
Continue reading Report error