Samuu'eel Kowaad 26:16 ~ 1 Samuel 26:16

picture

W ar waxan aad samaysay ma wanaagsana. Rabbiga noloshiisaan ku dhaartaye waxaad istaahishaan dhimasho, maxaa yeelay, ma aydaan dhawrin sayidkiinna ah Rabbiga kiisa subkan. Haddaba bal fiiriya boqorka warankiisii iyo kusaddiisii biyaha oo madaxiisa ag yiil.


This thing is not good that thou hast done. As the LORD lives, ye are worthy to die because ye have not kept your master, the LORD’s anointed. And now see where the king’s spear is and the cruse of water that was at his head.

Continue reading Report error