Samuu'eel Kowaad 26:15 ~ 1 Samuel 26:15

picture

M arkaasaa Daa'uud wuxuu Abneer ku yidhi, War sow ma tihid nin rag ah? Yaana kula mid ah oo reer binu Israa'iil ku jira? Haddaba maxaad u dhawri weyday sayidkaaga boqorka ah? Waayo, mid dadka ka mid ah ayaa xerada u galay inuu boqorka sayidkaaga ah dilo.


David said to Abner, Are you not a valiant man? Who is like you in Israel? Why then have you not guarded your lord the king? For one of the people came in to destroy the king your lord.

Continue reading Report error