Samuu'eel Kowaad 25:8 ~ 1 Царе 25:8

picture

O o taas bal raggaaga dhallinyarada ah weyddii, oo way kuu sheegi doonaan. Taas aawadeed ragga dhallinyarada ah raalli ka ahow, waayo, maalin wanaagsan baannu kuu nimid, haddaba waan ku baryayaaye wax alla wixii gacantaada ku jira soo sii addoommadaada iyo anoo ah inankaaga Daa'uud.


Попитай слугите си и ще ти кажат. И така, нека моите слуги придобият твоето благоволение, защото в добър ден дойдохме. Дай, моля те, на слугите си и на сина си Давид каквото ти е под ръка.

Continue reading Report error