Samuu'eel Kowaad 25:7 ~ 1 Царе 25:7

picture

O o haatan waxaan maqlay inaad haysatid kuwo ido xiira; adhijirradaadiina way nala joogayeen, oo annana waxba ma aannu yeelin, oo innaba wax kama dhinnayn intii ay Karmel joogeen oo dhan.


И сега чух, че си имал стригачи; ето, не повредихме овчарите ти, които бяха с нас, нито им се изгуби нещо през цялото време, което бяха на Кармил.

Continue reading Report error