Samuu'eel Kowaad 25:40 ~ 1 Samuel 25:40

picture

O o addoommadii Daa'uudna markay Abiigayil ugu yimaadeen Karmel, intay la hadleen ayay ku yidhaahdeen, Daa'uud baa noogu kaa soo diray inuu ku guursado.


When David’s servants came to Abigail at Carmel, they said to her, “David has sent us to you, to take you as his wife.”

Continue reading Report error