Samuu'eel Kowaad 25:37 ~ 1 Samuel 25:37

picture

O o subaxdii markii Naabaal sakhraankii ka ba'ay ayay naagtiisii waxyaalahan u sheegtay, markaasaa qalbigii ku dhex dhintay, oo sidii dhagax oo kale ayuu noqday.


But in the morning, when the wine had gone out of Nabal, his wife told him these things, and his heart died within him so that he became as a stone.

Continue reading Report error