Samuu'eel Kowaad 25:31 ~ 1 Samuel 25:31

picture

m arkaas ma nixi doontid, qalbigaaguna kuuma xumaan doono dhiig aad sababla'aan u daadisay, iyo aarsasho; oo markii Rabbigu si wanaagsan kuula macaamiloodo, sayidkaygiiyow, bal markaas i soo xusuuso, anoo addoontaada ah.


This shall be no staggering grief to you or cause for pangs of conscience to my lord, either that you have shed blood without cause or that my lord has avenged himself. And when the Lord has dealt well with my lord, then '> earnestly] remember your handmaid.

Continue reading Report error