W aan ku baryayaaye, anoo addoontaada ah xadgudubkayga iga cafi, sayidkaygiiyow, waayo, Rabbigu hubaal wuxuu kuu samayn doonaa guri ammaan ah, maxaa yeelay, waxaad dirirtaa dagaallada Rabbiga; oo cimrigaaga oo dhanna shar lagaama heli doono.
Forgive, I pray you, the trespass of your handmaid, for the Lord will certainly make my lord a sure house, because my lord is fighting the Lord’s battles, and evil has not been found in you all your days.
Continue reading Report error