O o intay cagihiisa isku tuurtay ayay tidhi, Dembiganu dushayda ha ahaado, sayidkaygiiyow, dushayda ha ahaado, oo waan ku baryayaaye, anoo addoontaada ahu dhegahaaga aan ku hadlo, oo adiguna bal maqal erayadayda anoo addoontaada ah.
Kneeling at his feet she said, Upon me alone let this guilt be, my lord. And let your handmaid, I pray you, speak in your presence, and hear the words of your handmaid.
Continue reading Report error