Samuu'eel Kowaad 25:19 ~ 1 Samuel 25:19

picture

M arkaasay waxay raggeedii dhallinyarada ahaa ku tidhi, Taga oo iga hor mara, oo anna waan idinka daba imanayaa. Laakiinse waxba uma ay sheegin ninkeedii Naabaal.


And she said to her servants, Go on before me; behold, I come after you. But she did not tell her husband Nabal.

Continue reading Report error