Samuu'eel Kowaad 25:15 ~ 1 Царе 25:15

picture

L aakiinse nimankaasu way noo wanaagsanaayeen aad iyo aad, oo waxba nalama yeelin, oo innaba wax nagama dhinnayn intii aannu la soconnay oo dhan markii aannu duurka joognay.


Но тези мъже бяха много добри към нас. Ние не бяхме наранени, нито изгубихме нещо, докато дружахме с тях, когато бяхме в полето.

Continue reading Report error