Samuu'eel Kowaad 25:14 ~ ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻷﻭﻝ 25:14

picture

L aakiinse raggii dhallinyarada ahaa midkood ayaa u warramay Naabaal naagtiisii Abiigayil ahayd oo wuxuu ku yidhi, Bal eeg, Daa'uud ayaa wargeeys ka soo diray cidlada inay soo salaamaan sayidkayaga, laakiinse wuu caayay.


وَتَحَدَّثَ أحَدُ خُدّامِ نابالَ إلَى أبِيجايِلَ، زَوجَةِ سَيِّدِهِ فَقالَ: «أرسَلَ داوُدُ رُسُلاً مِنَ الصَّحراءِ لِلِقاءِ سَيِّدِي، لَكِنَّ سَيِّدِي نابالَ رَدَّهُمْ بِفَظاظَةٍ.

Continue reading Report error