Samuu'eel Kowaad 25:12 ~ ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻷﻭﻝ 25:12

picture

S idaas daraaddeed Daa'uud raggiisii dhallinyarada ahaa way jeesteen oo dib bay u noqdeen, oo intay Daa'uud u yimaadeen ayay erayadan oo dhan u sheegeen.


فَرَجِعَ رِجالُ داوُدَ، وَأخبَرُوهُ بكُلِّ ما قالَهُ نابالُ.

Continue reading Report error