M arkaasaa waxaa dhintay Samuu'eel, reer binu Israa'iil oo dhammuna way isu soo wada urureen oo u baroorteen, oo waxay isagii ku dhex aaseen gurigiisii Raamaah ku yiil. Daa'uudna wuu kacay oo ku dhaadhacay cidladii Faaraan.
Now Samuel died. All Israel gathered together and was filled with sorrow for him. They buried him at his house in Ramah. Then David got ready and went down to the desert of Paran.
Continue reading Report error