M arkaasuu wuxuu yimid xeryihii idaha oo jidka ku ag yiil, oo halkaasna waxaa ku tiil bohol; markaasaa Saa'uul halkaas u galay inuu cagihiisa qariyo aawadeed. Haddaba Daa'uud iyo raggiisiiba waxay ku jireen bohosha meelaha ugu sii hooseeya.
(24-4) І прийшов він до кошар на отари при дорозі, а там печера. І Саул увійшов туди для потреби, а по боках печери сиділи Давид та люди його.
Continue reading Report error