Samuu'eel Kowaad 24:19 ~ 1 Samuel 24:19

picture

W aayo, haddii nin cadowgiisa helo miyuu wanaag ku sii dayn lahaa? Sidaas daraaddeed tan aad maanta ii samaysay aawadeed Rabbigu wanaag ha kuugu abaalgudo.


For if a man finds his enemy, will he let him go away unharmed? Therefore may the Lord reward you with good for what you have done for me this day.

Continue reading Report error