M arkaasaa Saa'uul iyo raggiisiiba waxay u soo baxeen inay Daa'uud doondoonaan. Oo iyana taas bay u sheegeen Daa'uud, sidaas daraaddeed ayuu u dhaadhacay xagga dhagaxii weynaa, oo cidladii Maacoon ayuu iska joogay. Oo Saa'uulna markuu taas maqlay ayuu Daa'uud u eryaday xagga cidladii Maacoon.
When Saul and his men went to seek him, they told David, and he came down to the rock and stayed in the wilderness of Maon. And when Saul heard it, he pursued David in the wilderness of Maon.
Continue reading Report error