Samuu'eel Kowaad 23:2 ~ 1 Samuel 23:2

picture

S idaas daraaddeed Daa'uud Rabbiguu wax weyddiistay oo yidhi, Miyaan tagaa oo kuwan reer Falastiin soo laayaa? Oo Rabbiguna wuxuu Daa'uud ku yidhi, Tag, oo reer Falastiin soo laa, oo reer Qeciilaah soo badbaadi.


David L-a întrebat pe Domnul: – Să mă duc să lupt împotriva acestor filisteni? – Du-te, luptă împotriva filistenilor şi izbăveşte Cheila! i-a răspuns Domnul.

Continue reading Report error