Samuu'eel Kowaad 22:7 ~ 1 Царе 22:7

picture

K olkaasaa Saa'uul wuxuu ku yidhi addoommadiisii hareerahiisa taagnaa, Bal maqla hadda, kuwiinnan reer Benyaamiinow, wiilka Yesay miyuu midkiin kastaba siinayaa beero iyo beero canab ah, oo miyuu kulligiin idinka wada dhigi doonaa kuwo kun kun u taliya, iyo kuwo boqol boqol u taliya?


Саул каза на слугите, които стояха около него: Чуйте сега, вениаминци! Есеевият син ще даде ли на всички ви ниви и лозя, ще постави ли всички ви хилядници и стотници,

Continue reading Report error