Samuu'eel Kowaad 22:3 ~ 1-я Царств 22:3

picture

M arkaasaa Daa'uud halkaas ka tegey oo Misfaahdii reer Moo'aab u kacay; oo wuxuu boqorkii reer Moo'aab ku yidhi, Waan ku baryayaaye, aabbahay iyo hooyaday ha soo baxeen oo ha kula joogeen, ilaa aan ogaado waxa Ilaah ii samaynayo.


Оттуда Давид пошел в Мицпу, что в Моаве, и сказал царю Моава: − Пожалуйста, позволь моим родителям прийти и побыть у вас, пока я не узнаю, что сделает для меня Бог.

Continue reading Report error