Samuu'eel Kowaad 22:2 ~ 1 Самуїлова 22:2

picture

O o mid kasta oo cidhiidhi ku jira, iyo mid kasta oo deyn qaba, iyo mid kasta oo aan raalli ahaynba isagay isu soo urursadeen, oo isna wuxuu u noqday madax u taliya, oo waxaa isaga la joogay in ku dhow afar boqol oo nin.


І позбиралися до нього кожен пригноблений, і кожен, хто був задовжений, і кожен огірчений в душі, і він став над ними провідником. І було їх із ним близько чотирьох сотень люда.

Continue reading Report error