Samuu'eel Kowaad 22:17 ~ 撒 母 耳 記 上 22:17

picture

D abadeedna boqorkii wuxuu waardiyayaashii hareerihiisa taagnaa ku yidhi, Ku jeesta oo wadaaddada Rabbiga laaya, maxaa yeelay, gacantoodu Daa'uud bay la jirtaa, oo iyagoo og inuu baxsaday ayayan ii soo sheegin, laakiinse boqorka addoommadiisii way diideen inay gacantooda ku fidiyaan oo laayaan wadaaddadii Rabbiga.


王 就 吩 咐 左 右 的 侍 卫 说 : 你 们 去 杀 耶 和 华 的 祭 司 ; 因 为 他 们 帮 助 大 卫 , 又 知 道 大 卫 逃 跑 , 竟 没 有 告 诉 我 。 扫 罗 的 臣 子 却 不 肯 伸 手 杀 耶 和 华 的 祭 司 。

Continue reading Report error